Reer galbeedka oo ku gacan seyray cadeymaha Sacuudigu ka bixiyey dilka Khashoggi

Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa Saudi Arabia ugu baaqay iney sharraxaad degdeg ah  ka bixiso dhimashada Jamal Khashoggi. War murtiyeed ay si wada jir ah u soo wada saareen sadexda dal ayay ku sheegeen arrinta ah in Khashoggi uu ku dhintay dagaal ka dhacay qunsuliyadda Sacuudiga uu ku leeyahay Istanbul ay u baahan tahay in … Continue reading Reer galbeedka oo ku gacan seyray cadeymaha Sacuudigu ka bixiyey dilka Khashoggi